Aragtida UDHIS 2018-01-09T08:39:29+00:00

ARAGTIDA UDHIS:

Waa   Ururka ay kumideysan yihiin xubno karti iyo firfircoonaan isku baheystay, iyagoo isticmaalaya Maskadooda, Maalkooda iyo Muruqooda iyagoo ka qeyb qaadanaya Shaqo abuurka iyo dib usoo kabashada  horumarinta dhaqaalaha Qaranka.