Ku soo dhawoow UDHIS
UDHIS Waxaa la Sharciyeeyey oo Ia aasaasay Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS) 8dii Janaayo 1978, ayadoo lagu saleynayo Sharcigii Iskaashatooyinka ee Sharci Lr.40 ee soo baxay 4tii Oktoobar 1973, kadibna laga sii ambaqaadayo Sharcigii xigay ee dib-u-eegista ee Sharci Lr.41, ee 8dii Oktoobar 1979 iyo midkii Sharcigii dambe ee lagu horumarinayey ee ahaa Sharci Lr.9 ee 18.03.1980.
Dhacdooyinka
Dadka marka ay iskaashadaan ayee wax badan qabsan karaan
UDHIS
Baraha bulshada, Muuqaalo, UDHIS













