HomePage 2018-03-07T11:24:05+00:00
Iskaashatooyinka Xoolaha, Keymaha iyo Xijiga
Iskaashatooyinka Warshadaha iyo Farshaxanka
Iskaashatooyinka Isticmaalka iyo Adeegga
Iskaashatooyinka Gaadiidka iyo Dhismaha

Ku soo dhawoow UDHIS

UDHIS Waxaa la Sharciyeeyey oo Ia aasaasay Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS) 8dii Janaayo 1978, ayadoo lagu saleynayo Sharcigii Iskaashatooyinka ee Sharci Lr.40 ee soo baxay 4tii Oktoobar 1973, kadibna laga sii ambaqaadayo Sharcigii xigay ee dib-u-eegista ee Sharci Lr.41, ee 8dii Oktoobar 1979  iyo midkii Sharcigii dambe ee lagu horumarinayey ee ahaa Sharci Lr.9 ee 18.03.1980.

Dhacdooyinka

Madaxweynaha Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminyo oo safar shaqo ku jooga magaalada niarobi ee dalka kenya ayaa kulan la qaatay Ururka Iskaashatooyinka Qaarada Africa kulan kaan ayaa diirada lagu saarayay sida wada shaqeyn udhax mari lahed labada dhinac wafdigaan uu hogaaminayo Madaxweynaha UDHIS muadane Cadceed Cismaan Shuuriye oo ay ku wehliyaan xoghaya Guud ee Ururka Mudane Khalid Cumar Cali iyo madaxa Iskaashatooyinka Beeraha Mudane Maxamed Abiikar Axmed iyo xubna kale oo ka tirsan Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaliyeed aya kulan kaan ku tilmaamay guul weyn oo usoo hoyatay UDHIS Dhanka kale Ururka Iskaashatooyinka Qaarada Africa ayaa barta ay ku lee yihiin Internet ka ku shaaciyay in ay aad ugu faraxsan yihiin ayna soo dhaweenayaan wafdiga ka socda Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed uu hogaaminaayo madaxweynaha UDHIS Mudane Cadceed Cismaan Shuuriy Sidoo kale wafdiga ka socda UDHIS ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamusayay maalinta Iskaashatooyinka taas oo ka dhacday barxada uhuru back magaalada Nairobi dalka kenya Ayagoo siidoo kale la kulmay dhigooda Iskaashatooyinka Dalka Kenya iyadoo labada dhinac ka wada hadleen sida ay xiriir joahogta ah u sameen lahaayeen is la mar kaana isku dhaafsan lahaayeen tababarada iyo siminaarada ay helaan labada dhinac Tan iyo markii uu hogaan ka UDHIS qabtay madaxweynaha la soo doortay mudane cadceed Cismaan Shuuriye waxaa isa soo tarayay hormarada ku saab san xiriirka caalamiga iyadoo dhawaan ay aheyd markii UDHIS xubin buuxda ka noqotay Ururka Iskaashatooyinka Caalamka

July 12th, 2018|0 Comments

SHIR JARAA’ID

April 26th, 2018|0 Comments

Xeritaanka Shirka

April 1st, 2018|0 Comments

Dadka marka ay iskaashadaan ayee wax badan qabsan karaan

UDHIS

Baraha bulshada, Muuqaalo, UDHIS

Video