Media

/Media

Guddomiyaha UQIB Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Howled Ku Tagay Magaaloyin Kamid Ah Gobalada Somaliya

Guddomiyaha Ururka Qaranka Iskaashatooyuinka Beeraha Oo Xubnin Ka Ah Ururka [...]

By | 2019-08-26T13:04:22+00:00 August 26th, 2019|Media|0 Comments

Madaxweynaha Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminyo oo safar shaqo ku jooga magaalada niarobi ee dalka kenya ayaa kulan la qaatay Ururka Iskaashatooyinka Qaarada Africa kulan kaan ayaa diirada lagu saarayay sida wada shaqeyn udhax mari lahed labada dhinac wafdigaan uu hogaaminayo Madaxweynaha UDHIS muadane Cadceed Cismaan Shuuriye oo ay ku wehliyaan xoghaya Guud ee Ururka Mudane Khalid Cumar Cali iyo madaxa Iskaashatooyinka Beeraha Mudane Maxamed Abiikar Axmed iyo xubna kale oo ka tirsan Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaliyeed aya kulan kaan ku tilmaamay guul weyn oo usoo hoyatay UDHIS Dhanka kale Ururka Iskaashatooyinka Qaarada Africa ayaa barta ay ku lee yihiin Internet ka ku shaaciyay in ay aad ugu faraxsan yihiin ayna soo dhaweenayaan wafdiga ka socda Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed uu hogaaminaayo madaxweynaha UDHIS Mudane Cadceed Cismaan Shuuriy Sidoo kale wafdiga ka socda UDHIS ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamusayay maalinta Iskaashatooyinka taas oo ka dhacday barxada uhuru back magaalada Nairobi dalka kenya Ayagoo siidoo kale la kulmay dhigooda Iskaashatooyinka Dalka Kenya iyadoo labada dhinac ka wada hadleen sida ay xiriir joahogta ah u sameen lahaayeen is la mar kaana isku dhaafsan lahaayeen tababarada iyo siminaarada ay helaan labada dhinac Tan iyo markii uu hogaan ka UDHIS qabtay madaxweynaha la soo doortay mudane cadceed Cismaan Shuuriye waxaa isa soo tarayay hormarada ku saab san xiriirka caalamiga iyadoo dhawaan ay aheyd markii UDHIS xubin buuxda ka noqotay Ururka Iskaashatooyinka Caalamka

By | 2018-07-12T09:42:06+00:00 July 12th, 2018|Media|0 Comments

wafuuda UDHIS oo ka qeyb qaadanaya shir looga doodaya kobcinta dhaqaalaha iyo hormarinta iskaashatooyinka oo lagu qabtay magaalada istanbul ee dalka turkiga

By | 2018-04-01T09:53:30+00:00 April 1st, 2018|Media|0 Comments