Guddomiyaha Ururka Qaranka Iskaashatooyuinka Beeraha Oo Xubnin Ka Ah Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskashatooyinka Soomaliya , Muadane Maxamed Abiikar Axmed Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Kormeer Howled Ku Tagay Magaloyinka Baardheere Oo Ka Tirsan Gobalka Gedo Magalada Baydhabo Caasimada Kmg Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Magalada Jowhar Caasimada Hir Shabeele, Intii Wafdiga U Ku Jiray Socdaalkooda Shaqo Wuxuu La Kulmay Iskaashatooyinka Beeraha Eek A Diiwaan Gashan UDHIS Kana Howl Gala Magaloyinkaas Iyo Maamulka Degmooyinka.
Ujeedada Ugu Weyn Ee Safarkan Ayaa Ahaa In La Dhiira Galiyo Beeraleyda Si Ay U Wax U Beertaan Taas Oo Kordhineysa Dhaqaalaha Dalka.
Todobaadyada Soo Socda Aya La Filaya In Wafdigan Uu Aado Deegaano Hor Leh Oo Ka Tirsan Maamul Gobaleedyada Dalka Sida Gal-Mudug.